Tigrai Genocide By Genocide Watch
Gummaadka ku iman kara shacabka Tigrai, waxaa saadaalinaya Dr. Gregory oo ah Madaxweynaha Geneocide Watch
https://www.facebook.com/oilrichogaden/videos/1816653528549802/
Waa blog loogu talagalay in lagu wargaliyo shacabka ka dhiidhiyey bah dilka, iyo xaqdarrada ay Ethiopia ku hayso shacabka Soomaaliyeed ee ku hoos nool. Waxaa barnaamijkan lagu soo bandhigayaa xaqiiqada jirta, khayraadka dabeeciga ee ay leeyihiin, marxalahada ay Ethiopia mari doonto, iyo mid walba waxa kala gudboon oo ay ugu horreeyso midnimo Soomaaliyeed.
Comments
Post a Comment