HORUMARKA KA JIRA DEEGAANKA SOOMALIDA EE KU HOOS DULMAN ETHIOPIA By: M.Ugas, PhD Q EEXID: Waa Maxay Horumar Dhaqaale ? Horumar kasta oo ka jira waddan, waxaa lagu qeexaa in uu isugu soo biyo shubanayo “ sii hagaajinta heerka nolasha ee qoyska” . Taasina waa in ay ka timaaddo isticmaalka farsamooyinka cusub (New Technologies), oo laga guuro dhaqaalihii ku xidhnaa beeraha iyo xoolaha dabiiciga ah, oo loo wareego dhaqaale ku xidhan isku-dhafka warshadaha iyo dalagii beeraha iyo xoolaha. Si koobanna waxaa afka qalaad loogu odhan karaa sidan Economic Development usually refers to the adoption of new technologies, transition from agriculture-based to industry-based economy , and general improvement in living standards. · Bal aad ugu fiirso, ADEEGGA BULSHADA waxaa ka mid ah, isgaadhsiinta, caafimaadka, waxbarshada, biyo galinta, iyo caddaaladda. · Bal u fiirso iyadana WAX SOO SAAR...
Comments
Post a Comment