Posts

Daraasado

OGEYSIIS AAD MUHIIM U AH OO KU SOCDA JAHLIYADAHA SOOMAALIDA REER OAGENIYA

Ogeysiis Innaga oo ka amba qaadayna murtda Soomaalida ee ku fadhida cilmiga iyo caqliga ee sheegeysay "War la helaa, talo la helaa", waxaan soo daraasaynay shacab badan oo adduunka inooga horreeyey oo u soo halgamay xorriyadooda, iyo tallaabooyin inta badan isku mid ah oo ay soo wada mareen. Halkan kuma soo koobi karro taariikhdaas dheer, illowse, waxa ka khuseya ogeysiiskan muhiimka ah ayaan ka sheegeynaa. Marka uu soo dhowyahay ifka xorriyaddu, dadku waxay u kala bixi jireen bur iyo biyo ama (halyeey iyo nacab). Maxaa la arki jiray qofka HAYEEYGA ah, in haddii uu halgaad ku soo soo dhuftay halganka, marka ifka-xorriyaddu soo baxdo, uu dalbado cafis, kana garaabo wixii uu mooday in uu sax ahaa, isla markaana si hiil iyo hooba leh u garab istaago ifkaa cusub ee xorriyadda. Dhanka kale, waxaa la arki jiray kii awalba NACAB ahaa, ee ay waliba u dheereyd doqonimo, in haddii uu garto in if-xorriyadeed soo socotana, uu illoobo nacabnimadiisii, oo isaga oo aa...

Maxaa ka khaldanaa wadahadalkii ugu danbeeyey ee ONLF iyo Ethiopia? Dr.M.Ugas

Image

Hagardaamada EPRDF ee Shacabka Dhanka Xuquuqul Insaanka, Dr. M. Ugas

Image
Maxaad ka xusuusataa hagardaamada EPRDF u geeysatay ummadda Soomaaliyeed ee ku hoos nool Ethiopia? Maxayse ka qabteen dadka u ololeeya xuquuqul insaanku? Adduunkuse sidee u arkaa arrintaas? Riix halkan: https://www.facebook.com/MahamudUgas/videos/pcb.10156203264844765/10156202524259765/?type=3&theater  Ama Copy Paste Dhex linkigan <iframe src="https://www.facebook.com/plugins/post.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FMahamudUgas%2Fposts%2F10156203264844765&width=500" width="500" height="706" style="border:none;overflow:hidden" scrolling="no" frameborder="0" allowTransparency="true" allow="encrypted-media"></iframe>

Xaaladda Ethiopia ee Maanta, Dr.Mahamud Ugas

Image
https://www.facebook.com/RamadTv/videos/373262993164475/?t=2 https://www.facebook.com/RamadTv/videos/373262993164475/ https://www.facebook.com/RamadTv/videos/373262993164475/UzpfSTE5ODQ0NTcyOTUyMTY0ODM6MTk4ODgxNDE0NDc4MDc5OA/ Xaaladda Ethiopia ee Maanta, Dr.Mahamud Ugas

ISBEDDELKA LAGA FILI KARO ETHIOPIA. Qaybtii 3aad

Image
ISBEDDELKA LAGA FILI KARO ETHIOPIA M.Ugas, PhD June 2, 2018. Qaybtii 3aad: Waxaa Laga Yaabaa in uu Dhaco Degaal Sokeeye oo Lagu Kala Adkaan Doono ISBEDDELKA LAGA FILI KARO ETHIOPIA M.Ugas, PhD June 2, 2018. Qaybtii 3aad: Waxaa Laga Yaabaa in uu Dhaco Degaal Sokeeye oo Lagu Kala Adkaan Doono Waxaan Qaybtii 1aad ku soo sheegnay dhowr qodob oo gundhig u ah, Qaybtan 2aad, way fiicnaan lahayd in qofkii aan akhriyin uu soo akhriyo, waxaadna ka heli kartaa http://kacdoonkashacabka.blogspot.com Haddiise aan soo gaabiyo, waxaan ka soo faalloonnay isbeddelkii siyaasadeed ee ay keentay EPRDF iyo waxyaabihii ugu waaweynaa ee lagu xusuusto tanyi 1991; waxaan soo sheegnay tabarta iyo tayada uu leeyahay Raysalwasaaraha cusub ee Ethiopia Abiy Ahmed; waxaan soo sheegnay carqaladaha uu ku khasban yahay in uu furfuro, iyo howlgallada degdegga ee ay tahay in uu sameeyo. Qaybtii 2aadna waxaan ifafaalo ku bixinnay in laga yaabo in ay laba xisbi oo ay kala hoggaaminayaan Oromo i...

Gaaskii Jeexdin oo Live ah 1995

Image
Dhagayso the world's richest district in terms of natural resources and the poorest in terms of development. You can see the Jexdin Gas in live. Daawo gaaska jexdin oo nool, iyo warbixin degmada adduunka ugu qani san dhanka khayraadka dabeeciga ah, islamarkaana ugu hooseeysa dhanka horumarinta. M.Ugas, 1995. 

Xarumihii Qudinta Dhallaanka Xilligii Abaarta 2000

Image
Markii aan ku qaabbilay xarumihii qudinta dhallaanka ee magaalada Godey, ninka 2aad ee ugu sarreeya USAID Xarumihii Qudinta Dhallaanka Xilligii Abaarta 2000. 

Ceelkii Dhanaan iyo Abaartii Sanadkii 2000

Sanadkii 2000, waxaan ka qodnay ceel biyo badan oo biyo macaan laagta Qorra oo Dhanaan u jirto 12 km, oo ku taalla banka Agabar ee ahayd xaruntii 2aad ee Sayid Maxamed Cabdille Xassan uu ku tababari jiray fardaha.  

Gummaad Laga Yaabo in Loo Geeysto Qowmiyadda Tigree

Image
Ninka ugu sarreeya hay'adda la yidhaahdo Gencide Watch (Kahortagga Gummaadka Dadka) ayaa ka digay markii 3aad in qowmiyadda Tigeega la gumaadi doono, oo ay TPLF ugu wacan tahay. 

ISBEDDELKA LAGA FILI KARO ETHIOPIA, Qaybtii 2aad, M.Ugas, PhD May 30, 2018

Image
ISBEDDELKA LAGA FILI KARO ETHIOPIA M.Ugas, PhD May 30, 2018. Qaybta 2aad: La qabso Waxaan Qaybtii 1aad ku soo sheegnay dhowr qodob oo gundhig u ah, Qaybtan 2aad, way fiicnaan lahayd in qofkii aan akhriyin uu soo akhriyo, waxaadna ka heli kartaa http://kacdoonkashacabka.blogspot.com Haddiise aan soo gaabiyo, waxaan ka soo faalloonnay isbeddelkii siyaasadeed ee ay keentay EPRDF iyo waxyaabihii ugu waaweynaa ee lagu xusuusto tanyi 1991; waxaan soo sheegnay tabarta iyo tayada uu leeyahay Raysalwasaaraha cusub ee Ethiopia Abiy Ahmed; waxaan soo sheegnay carqaladaha uu ku khasban yahay in uu furfuro, iyo howlgallada degdegga ee ay tahay in uu sameeyo. Haddii aan u soo noqdo, Qaybta 2aad iyo waxa laga fili karo isbeddelka Ethiopia, aan wax yar faaleeyo Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga ee Ethiopia iyo raggii masuulka ka soo ahaa illaa iyo regimekii Xaylesallaase. HAY’ADAHA SIRDOONKA IYO AMNIGA EE ETHIOPIA: Waxaa hay’adda sirdoonka aasaaskiisa lahaa Colonel Warkineh...